Dowlada oo soo saartay Digniino la xiriira fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga (Akhriso)

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warbixinta sadaasha fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga ee bisha May oo dhan. Warbixin ka kooban ilaa shan bog ayay Wasaaradda uga hadashay heerarka biyaha labad webi ee Dalka Shabeelle iyo Jubba. Waxaa sidoo kale Warbixinta ay soo saartay Dowladda looga hadlay meelaha iyo deegaannada … Continue reading Dowlada oo soo saartay Digniino la xiriira fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga (Akhriso)